Madaxda Eritrea iyo Itoobiya oo Farmaajo kusoo dhaweeyay Asmara (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea oo lagu wado in beri ka furmo shir sadex geesood ah. Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Asmara waxaa Madaxweyne Farmaajo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Eritrea Asaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Madaxweyne Farmaajo ayaa soo dhaweynta … Continue reading Madaxda Eritrea iyo Itoobiya oo Farmaajo kusoo dhaweeyay Asmara (Daawo Sawirada)